Home Barnaamijyo Faahfaahin dagaalamayaal Alshabaab ah oo maanta la wareegay degmada Camaara ee gobolka...

Faahfaahin dagaalamayaal Alshabaab ah oo maanta la wareegay degmada Camaara ee gobolka Mudug

268

Faahfaahin dagaalamayaal Alshabaab ah oo maanta la wareegay degmada Camaara ee gobolka Mudug

Gaadiid dagaal oo Alshabaab wateen ayaa maanta tagay magaalada Camaara waxayna dadka deegaanka u sheegeen inay gudbinayaan odayaal dhaqameed soo xulay ergadii dooratay xildhibaanada faderaalka kuwaas oo ka imaanaya dhanka Gaalkacyo loona gudbinayo Xarardheere

Al shabaab oo saacado kooban joogay Camaara ayaa odayaashii u gudbiyay dhanka Xarardheere

Degmada Camaara ayaa dhawaan ciidamada Danab kasoo xireen 3 ruux oo lala xariiriyay Alshabaab waana deegaan aysan cidna maamulin