Wednesday, March 19, 2025
HomeWararFaah-Faahin:- Soomaali Weerar Ka Geystay Australia

Faah-Faahin:- Soomaali Weerar Ka Geystay Australia

Nin dhalinyaro Somali Australian ah oo la aaminsanyahay in uu ka tirsanyahay Daacishta ka dagaalanta Syria ayaa weerar loo adeegsaday Mindi ka geystay Magaalada Melporn ee dalkaasi Australia.

Booliska dalkaasi ayaa warbaahinta u sheegay in ninkaasi oo magaciisu lagu sheegay Xasan Khalifa Shire oo 30 sano jir ah in uu midi uu watay uu ku waxyeeleeyay ilaa 4 ruux oo taagnaa hareeraha wado ku taallo bartamaha Magaalada Melporn ee dalkaasi.

Waxa kale oo ay sheegeen in uu damacsanaa in gaari uu kasoo buuxiyay gaas iyo dhalooyin in uu qarxiyo balse Boolisku ay ka hortageen intaanu falkaasi geysan oo ay toogteyn booliska.

Sarkaal u hadlay Booliska dalkaasi ayaa saakay warbaahinta la wadaagay in Ninkaani Paspporka dalkaasi ay kala laabteen 2015 ka dib markii ay fahmeyn in si uun uu u taageero kooxda daacish.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe