Friday, May 1, 2026
HomeWararFaafaahin:Al-Shabaab oo saacado kooban la wareegay degaanka Ceeldheere

Faafaahin:Al-Shabaab oo saacado kooban la wareegay degaanka Ceeldheere

Degaanka Ceeldheere ayaa xalay weerar ku qaaday Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.
Dad ku sugan Ceeldheere ayaa waxaa u ay sheegeen warbaahinta in dagaal culus ay Shabaab degmada kusoo qaadeen, islamarkaana saacado kooban ay la wareegeen gacan ku heynta degaanka Ceeldheere.
Deegaanka Ceeldheere ayaa 30KM u jira Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.
Ciidanka dowladda ayaa xalay dib ula wareegay Magaalada ka dib markii ay ka baxeen Al-Shabaabkii xalay weerarka kusoo qaaday.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe