Wednesday, June 3, 2026
HomeWararGudahaDhageyso:- faafaahin: kulan ka dhacay magaalada baladweyne.

Dhageyso:- faafaahin: kulan ka dhacay magaalada baladweyne.

magaalada baladeyne ee xarunta gobolka hiiraan waxaa ka dhacay kulan loogu hadlay amniga magaada babaladeyne  waxaana shirgudoomiyeyadaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar.

shirka ka dhacay magaalada baladweyne waxaa  Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha magacaaban ee Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Sufurow, Saraakiisha Ciidamada ATMIS Sector Four iyo saraakiisha Ciidamada Booliiska Hirshabeelle.

Hoos ka dhageyso warbixin:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe