Thursday, August 6, 2026
HomeWararDibaddaFaafaahin: dilka dhacay magaalada baladweyne.

Faafaahin: dilka dhacay magaalada baladweyne.

Askari ka tirsan ciidamada macaawisleyda eek u sugan magaalada ayaa  ku dilay xaafada kooshin wiil dhalinyara ah  oo lagu magacaabijiray dahir faarax waxaa uu ahaa curadka reerkooda oo sidoo kale horay abahood loo dilay  xilii ay socoday diidmadii  hirshabeele  ee  hogaaninayay jenaral xuud  sida  an ku ogaanaanay xogo kala duwan.

Waxaa la sheegay in uu ka mid ahaa ardayda wax ka barata magaalada baladeyne.

Dilkaan ka dhacay magaalada baladeyne ayaa ka mid ah falalka amni daro oo  ka jiray  maalmihii la soo dhaafay magaalada baladeyne ee xarunta gobolka hiiraan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe