Weerar Ku Bilowday Gaadiid Walxaha Qarxa Lagu Xiray Ayaa Lagu Qaaday Xaruunta Shiilkh Cabdiwali sheekh cali cilmi yar oo Ah Wadaad Gobolka Aad Looga Yaqaano Qarax Ka Dib Koox Hubaysan Ayaa Gudaha Ugashay Goobtaasi Waxaana Taasi Sahashay Goobta oo Ilaaladeedu Yareed.
Shiilkh Cabdiwali sheekh cali cilmi yar Iyo Qaar Ka Mid Ah Xertiisa Ayaa Laxaqiijiyay In Ay Ku Geeriyoodeen Weerarka Waxaan Ilaa Hada Gudaha Xaruuntaasi Ka Socota Raas In Kastoo Ciidamada Amaanka Galmudug Ay Gaareen Goobtaasi.
Xaruuntaan oo Ku Taala Koofurta Magaalada Galkacyo Ayaa Waxaa Digan Shiilkh Cabdiwali sheekh cali cilmi yar Iyo Xertiisa Waxaa La sheegay In Habeenkasta Dad Tiradoodu Gaarayso Ilaa 150 Ruux Ay Seexdaan
Qarax Labaad Ay Ka Dhacay Raxuunta Dhalin Yarada Ee Magaalada Galkacyo Qeebteeda Galmudug Waxaan Lasheegay Gaari Laga Kexeeyay Goobtii Hore Ee Qaraxo Ka Dhacay uu Halkaasi Ku Qarxay In Kastoo Khasaaraha Ka dhashay An La Xaqiijin