Sunday, November 8, 2026
HomeWararDr Maxamed Cilmi oo loo doortay Xildhibaan

Dr Maxamed Cilmi oo loo doortay Xildhibaan

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#218

Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen
1. Musharax xildhibaan, Mudane, Dr Maxamed Elmi Ibraahim
2. Musharax Xildhibaan, Mudane, Abdiraxmaan Cismaan Xuseen.

Musharax Xildhibaan Abdiraxmaan Cismaan Xuseen ayaa ka tanaasulay tartanka Doorashada.
Musharax Xildhibaan Dr Maxamed Elmi Ibraahim ayaa loo qaaday codka kalsoonida ee ergada oo ay soo xaadireen 98 Ergay, waxa uuna helay 92 cod oo codka kalsoonida ah, 6 qof ayaa ka aamusay
Sidaa daraadeed natiijada Hordhaca ah waxa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#218 Dr Maxamed Elmi Ibraahim.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe