Thursday, April 16, 2026
HomeWararDoorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar ka dhaceysa{AKRISO}

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar ka dhaceysa{AKRISO}

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa manta lagu waddaa in ay ka dhacdo Magalaada Jowhar , iyadoo si weyn loo adkeeyay Ammaanka Xaafaddaha ay ka dhaceyso doorashada.

Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa ah mid aan la heyn xiiso badan , maadaama ay u taagan yihiin Afar Musharax oo kaliyah.

Doorashada maanta waxaa u taagan kala ah:

Musharax Madaxweyne Kuxigeen Hirshabeele Maxamed Maxamuud Cabdule

Musharax Madaxweyne Ku Xigeen Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar Dabageed

Musharax Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe Xuseen

Musharax Madaxweyne Hirshabeele C/raxmaan Jimcaale Cismaan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe