Saturday, May 30, 2026
HomeWararDoorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka socota Jowhar

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka socota Jowhar

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga Hop070.

Cabdiraxman Maxamed Sheekh ayaa ku guuleystay xubinnimada Golaha Shacabka ee lursiga Hop070, isaga oo helay  71 cod, halka Murashaxii la tartamayay uu helay 14 cod, waxaana halaabay13 Cod.

Kursiga Hop070 ee doorashadiisa Maanta lagu qabtay Magaalada Jowhar ayaa waxaa horay ugu fadhiyay oo ka geeriyooday  Aadan Cali Xasan (Aadan Jamhuuriya)

Goordhow waxaa la guda galay doorashada kursiga Hop#115 oo ay ku tartamayaan Musharrixiinta kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh iyo Maxamad Xasan Bariiise

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe