Home Barnaamijyo Dhuusamareeb ayaa caawa la joojiyay gabi ahaan dhaq dhaqaaqa gaadiidka kadib iska...

Dhuusamareeb ayaa caawa la joojiyay gabi ahaan dhaq dhaqaaqa gaadiidka kadib iska hor’imaadyo ka dhacay

508

Dhuusamareeb ayaa caawa la joojiyay gabi ahaan dhaq dhaqaaqa gaadiidka kadib iska hor’imaadyo ka dhacay

Isku dhaca koowaad ayaa yimid markii Sanatar Dhagey gaadiid uu watay ay xoog ku jiireen koontarool yaalay nawaaxiga xerada Inji

Israsaaseynta labaad ayaa la sheegay in lala beegsaday gaari uu watay taliyaha booliska Dhuusamareeb

Wararka qaar sheegayaan in hal askari ku dhaawacmay labadan iska hor’imaad

Guud ahaan waxaa hakaday socodka gaadiid xiisadan iyo xirnaanta wadooyinka ayaa kusoo aadaysa xili qorax dhicii Dhuusamareeb uu yimid R/wasaare Khayre