Monday, May 11, 2026
HomeDhageysiDhegayso:-Haweenka Gobolka Bari Oo Deeq Raashina Gaarsiiyay Dadkii Ku Barakacay Colaada Tukarakh

Dhegayso:-Haweenka Gobolka Bari Oo Deeq Raashina Gaarsiiyay Dadkii Ku Barakacay Colaada Tukarakh

xili dhowaan ay deegaanka tukaraq kudagaalameen ciidaamada puntland iyo somaliland ayaa waxaa jira dad kabaracay dagaaladii dhowaan kadhacay deegaanda gobolka sool.
haweenka gobolka bari ayaadeeq raashin iyo dhar isugu jira gaarsiiyay dadkii kubarakacay dagaalada deegaanada tukaraq ee gobolka sool.
maryan gududo oo ah gudoomiyaha haweenka g.bari ayaa kawarbixisay Deeqdaani ay gaarsiiyeen Dadkaani Kasoobarakacay Colaada Udhaxaysa maamulada soomaaliland iyo Putland Ee Kataagan Deegaanka Tukarakh.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe