Friday, February 14, 2025
HomeDhageysiDhageyso:Xildhibaano Ka Tirsan BFS Oo Ka Deyriyey Xaaladda Dadka Reer Baladweyn what...

Dhageyso:Xildhibaano Ka Tirsan BFS Oo Ka Deyriyey Xaaladda Dadka Reer Baladweyn what is dandelion root used for

Xaaladda Magaalada Balad-weyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Lagu Soo Warramayaa In Ay Kasii Dareyso Tan Iyo Markii Fatahaaduhu Ka Dhaceyn Xaafadaha Magaladaasi.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Oo Ka Mid Ah Mudanayaasha Baarlamanka JamhuuriyaddaSoomaaliya Ayaa Waxa Uu Sheegay In Arrinta Ka Taagan Balad-weyn Ay tahay Wax-laga Xumaado Oo Aanan La Dhayalsan Karin.

Xildhibaanku waxa Uu Sheegay Afarta Xaafadood Oo Ay Ka Kooban tahay Balad-weyn In Ay Jiraan Xaafado illaa Iyo Hadda Aan Gudaha Loo Galin Fatahaaduhuna U Badan Yihiin Xaafadda Buunda-weyn Ee Magaalada Balad-weyn.

Waxa Uu Xusay In Ay Jiraan Dad Xanuunsan Oo Ku Jira Isbitaalka Kuwaas Oo Laga Keenay Dhul Fog Isla-markaana Aanay Jirin Wado Dadkaas Loogu Gurman Karo Dadkaasi.

Ugu dambeyntii Xildhibaanka Ayaa Carrabka Ku dhuftay In Uu Arkay Illaa Iyo Laba Ruux Oo Ku Geeriyooday Gudaha Isbitaalka Kuwaas Oo Ah Hooyo Iyo Cunug ay Dhashay.

Mas’uuliyiinta Maamulka Hir-shabeelle Ayaa Horay Waxa Ay U Sheegeen In Ay Wadaan dadaallo dheeraad Ah Oo Ay Ku Doonayaan In Ay Gurmad Ugu Fidiyaan Dadka Ay Fatahaaduhu saameeyeen

https://holistickenko.com/dandelion-root-coffee/

https://holistickenko.com/dandelion-root-coffee/

what is dandelion root used for

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe