Home Dhageysi DHAGEYSO:R/wasaare Kheyre oo Qaxooti Somaliya Jabuti Ku Hadlay

DHAGEYSO:R/wasaare Kheyre oo Qaxooti Somaliya Jabuti Ku Hadlay

362
In Ka Badan 27 Sano Waxaa Jira Dad somaliya oo Qaxooti Ku Ah Dalka Jabuuti Gaar Ahaan Deegaanaka Cali-cadde oo ka tirsan gobolka Cali Sabiix ee dalka Jabuuti, 
Raysal Wasaaraha Dalka Mudane Xasan Cali Kheyre oo Booqasho Maalmihii La soodhaafay Ku Joogay Dalka Jabuuta Ayaa Booqday Deegaankaasi Waxaana Reysal Wasaare Kheyre uu Haladlay Qaar Ka Mid Ah Qaxootiga Somaliyeed Ee Ku Nool Deegaanaka Cali-Cadde
Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa saacadaha soo socda soo gaba gabeyn doona safarkiisa dalka Jabuuti,isaga oo dib ugu soo laaban doono Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.