Home Dhageysi Dhageyso;-Xuska Ciidanka Boliska oo Cadaado Ka dhacday

Dhageyso;-Xuska Ciidanka Boliska oo Cadaado Ka dhacday

354

waxaa la Aasaasay 20,kii Diseembar sanadkii 1943kii, waana kan ugu faca weyn Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed, waxaana lagu tilmaamaa hooyada Ciidamada Qalabka Sida  75  Sano guurada kasoo wareegatagay aas aaskooda Ayay  u Dabaal Dagayaan ciidanka booliiska Somaliyeed.

Ciidamada booliiska Galmudug ayaa Munaasabadaan Ku Xusay Xerada Guuled Ee Duledka Cadaado  Gaada Ka Ciyaar Ayay Halkaasi Ku Soobandhigeen oo Masuliyiin Badani Daawanaysay

 

Gaashaanle Xusen Cumar muumin Taliyaha Saldhiga Cadaado  iyo taliye kuxigenka labad ee ciidanka booliska Galmudug Ayaa Ka sheekayay Marxaladaha Ciidankan

Maxamed Cabdulahi Maclin Adan Tiicey Madaxweynihii Hore Ee Ximan Iyo Xeeb Iyo Maxamed Cabdi Colad Wasiirka Dastuurka Iyo Dib U Heshiisiinta Galmudug Ayaa Gaban Gabadii Munasabada Hadalo Ka soojediyay

 

Munasabadan Waxaa Sidoo Kale Goob Joog Ahaa  Taliyaal Ka Socda Ciidamada Miltariga Iyo Nabad Sugida Maamulka Degmada Cadaado Qeybaha Bulshada