Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabkasida ayaa Digniin u diray Ciidamada Qalabka Sida Ee Hubka kuhaysta Guryahooda
Xeer ilaaliyaha Guud Ee Ciidamada Qalabka sida G/sare Cabdullahi Buule Waxa uu sheegay in kiisaska Lahorkeeno Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Intooda Badan Lagu galo Hubka Ciidamada oo Leh shaabadii ciidamada.
Xeer ilaaliyaha Guud Ee Ciidamada Qalabka sida G/sare Cabdullahi Buule ayaa Tilmaamay in Hubka Ciidamada Qalabka Si qarsoodi ah Loogu iibiyo Suuqa Madow.
Halkaan Kdhagayso Codka:-