Home Warar Dhageyso-Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Baaq udiray Beelaha Kudagaalamaya Hiiraan iyo Galgaduud

Dhageyso-Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Baaq udiray Beelaha Kudagaalamaya Hiiraan iyo Galgaduud

260

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Kubaaqay in Lajoojiyo Dagaalada Kasoocusboonaaday Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

Waxa ay sheegeen in ay Diyaar u yihiin inay Tagaan Deegaanada Lagu dagaalamayo si ay uga Qayb Qaataan Xalinta Colaadaha.

Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Beelaha Dagaalamaya ayaa Waxa ay ugu Baaqeen inay u istaagaan Xilinta iyo Joojinta Colaadaha Hada Taagan.

Dawlada Fidraalka Soomaaliya ayaa Dadaal ugu jirta Sidii Lagusoo afjarti lahaa Colaadaha Kataagan Qaybo Kamida Soomaaliya iyada oo ay Cadaado Kusugan yihiin Wafdi Kasocda Dawlada Soomaaliya Oo uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha gudaha oo ujeedkoodu yahay Xalinta iyo iskusoodhawaynta Beelaha Walaalaha ah Ee Colaaduhu ay Dhaxmarayaan.