Tuesday, March 18, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Xildhibaan Ka Tirsan Hir-shabeelle Oo Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Dhageyso:- Xildhibaan Ka Tirsan Hir-shabeelle Oo Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa lagu Xiray gaari uu saarnaa Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Ruux kale.

Inta la xaqiijiyay Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Cabdiwali maxamed Maxamuud oo ah xildhibaan katirsanaa Hirshabeelle, waxaa kale oo dhaawacmay laba qof oo mid lasocday Xildhibaan Qaraxa gaariga loogu xiray halka midka kale uu ahaa qof shacab ah.

Xildhibaan Max’ed Yuusuf Colow Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Baarlamanka Hir-shabeelle Saaxiib Dhawna La Ahaa Xildhibaanka Geeriyooday Ayaa Codka Gobollada Dhexe Sharraxaad Ka Siiyey Sida Ay Wax U Dhaceen Iyo Waxa Uu Ka Yaqaan Nolosha Xildhibaanka.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaanka Oo Dhameystiran:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe