Sunday, March 23, 2025
HomeWararDhageyso:-Wasaarada Amniga Puntland Oo Awaamiir Soosaartay

Dhageyso:-Wasaarada Amniga Puntland Oo Awaamiir Soosaartay

Wasaarada Amniga Maamulka Puntland ayaa Soo saartay Go,aamo looga hor tagayo COVID-19 laguna fulinayo Go,aamadii Kasoobaxay Kulankii ay yeesheen Gudiga Amniga Puntlad iyo Madaxada Maamulkaasi.

Wasiirka Amniga Puntland oo Lahadlay War-baahinta ayaa Sheegay in Laga Bilaabo Maanta ay dhaqan galinayaan awaamiirtii Madaxada Puntland Ee ahaa in la joojiyo mudo 15-cisho ah gaadiidka BL-ka Ee Kadhax shaqayn jiray Deegaanada Muntland Sidoo kalana Bandaw lagu soo rogay Deeganada Puntland.

HALKAAN KA DHAGEYSO.

QORAALADA LA XIRIIRA

114 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe