Thursday, April 18, 2024
HomeWararDHAGEYSO:- wafdi ka socday wasaarada Dastuurka dowlada oo...

DHAGEYSO:- wafdi ka socday wasaarada Dastuurka dowlada oo gaararay magaalada jowhar ee xarunta maamulka hirshabeele

magaalada jowhar ee xarunta maamulka hirshabeele manta waxaa gaaray wafdi kacday wasaaradda Dastuurka dowlada soomaaliya waxaan lagu soo dhaweyaya garoonka diyaradaha magaalada jowhar.

ugu horen waxaa ka hadlay xildhibaan maxamed maxamuud goodir oo ka mid ah xildhibaanada hirshabeele waxaana uu shageya in ay ku faraxsanyihin wafdigaan gaaray magaalada jowhar ee xarunta maamulka hirshabeele.

wasiiro dowlada wasaarada Dastuurka maamulka hirshabeee xildhibaan saadaq muqtaar cabdule oo dhankisa ka hadlay ayaa soo dahweyay wafdigaan gaaray magaalada jowhar.

ugu danbeyn waxaa maxamed cabdula iyo agaasimaha guud wasaarada Dastuurka dowlada soomaliya maxamed abuukar waxaana ay ka warbixiyaan sababta ay u tageen magaalada jowhar.
Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe