Saturday, December 6, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Ururka Haweenka Caddado Oo Kubaaqay Banaanbax Kadhan ah Falal Amnidaro Oo Kadhacay...

Dhageyso:-Ururka Haweenka Caddado Oo Kubaaqay Banaanbax Kadhan ah Falal Amnidaro Oo Kadhacay Gudaha Degmada

Waaxaa Mudooyinkii Dambe Soobaxayay Falal Amniga lidi ku ah oo iskugu jira Kufsi iyo Dilkuwaasi oo Kadhacay Gudaha Magaalada Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Ururka Haweenka Degmada Caddado Oo Lahadlay idaacada Codka Gobolada Dhexe ayaa Waxa ay sheegeen inay Kaxunyihiin Falalkii Dhacay Waxa ayna Kubaaqeen Banaanbax Kadhan ah Falakaasi

Halkaan Kadhhgeyso Codka

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe