Falal amniga Lidi ku ah ayaa Xalay Kadhacay Kaamka Barakacayasha Badbaado Ee Duleedka Degmada Cadaado Sida ay Codka Gobolada Dhexe u Xaqiijiyeed Qar kamida Saraakiisa Booliska Degmada.
Taliyaha Booliska Degamada Cadaado Xussen Cumar Muumin Oo Lahadlay Codka Gobolada Dhexe ayaa sheegay In Maleeshiyaad ay Xalay Kafuliyeen Kaamka Xaalado Amiga Lidi ku ah asagoona Xusay in Jir dil iyo Rasaasayn ay Halkaasi Maleeshiyaadka Kasameeyee.
Waxa uu xusay in ay Wadaan Baaritaano Lagu Baadi Goobayo ragii falkaasi Gaystay.
Wararka kale ee ay Helayso Codka Gobolada Dhxexe ayaa sheegaya in Halkaasi Xalay Kufsi Loogu Gaystay mid Kamida Haweenka Kunool Kaamka hase ahaate Taliyaha ayaa Kagaabsaday inuu sharaxaad kabixiyo Waxa uuna Sheegay in Baaritaano Kadib ay Kahadli Doonaan.
Dhanka Kalle Diinta Islaamka Maxay Kaqabtaa kufsiga Oo sina iskubadalaya Maadaama uu Yahay Galmo aan sharci ahayn.
Wakaan Sh.Maxamuud C/llahi Oo Kamida Culumada Degmada Cadaado.