Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Lagu Qabtay shir Caalami ah Oo Looga Hadlayay Ganacsiga.
Shirka ayaa Waxaa Kaqayb Galay Ra,iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Xubno Kasocday Beesha Caalamka.
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Oo Kahadlay Kulanka ayaa sheegay in uu Hor mar sameeyay Ganacsiga Soomaaliya Waxa uuna Xusay inay Jiraan Caqabo Hortaagan in Ganacsiga uu Gaaro Heerkii loogu Talagalay.
Dhanka Kale Ra,iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in Loobaahanyahay in Lahormariyo Dhaqaalaha Dalka Waxa uuna Xusay Marka Loo,eego Soomaaliya Wadamada Kuxeeran in Dhaqaalaheedu aad u hooseeyo.