Thursday, January 16, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Shacabka Laas-caano Oo Ka Qaylo Dhaamiyey Caburinta Soomaaliland

Dhageyso:- Shacabka Laas-caano Oo Ka Qaylo Dhaamiyey Caburinta Soomaaliland

Caburinta Iyo Cadaadiska Ciidamada Maamulka Soomaaliland Ay Ku Hayaan Shacabka Magaalada Laas-caano Ayaa Cirka Isku Sii Shareereysa Iyaga Oo Shacabkuna Arrinkaa Cabasho Xoog Leh Ka Muujiyey.

Qaar Ka Mid Ah dadka Deegaanka  Ayaaa Waxa Ay Sheegeen In ay Sara U Kacday Caburinta Iyo Jir-dilka Ciidamada Soomaaliland U Geysanayaan Shacabka Reer Laas-caano.

Haweeney Ka Mid Ah Dadka Ku Dhaqan Laas-caano Oo La Hadashay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Cadaado Ayaa Waxa Ay Tilmaamantay In Ciddii Laga Maqlo Magaca Soomaaliya Amaba Lagu Arko Calanka Soomaaliya xabsiga Loo Taxaabayo.

Dhinaca kale Ayey Baaq U Dirtay Madaxda Sare Ee Dawladda Soomaaliya Iyo Sidoo kale Kuwa maamulka Puntland Iyada Oo Ka Dalbatay In laga Dul-qaado Ciidamada Soomaaliland Ee Caburinta Ku haya Shacabka Reer Laas-caano

 

Hoos Ka Dhageyso Codka Mid Ka Mid Ah Dadka Deegaanka Laas-caano:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe