Monday, May 25, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Shacabka Caddado oo Siyabo Kaladuwan uga Hadlay Shirkii Londen

Dhageyso:-Shacabka Caddado oo Siyabo Kaladuwan uga Hadlay Shirkii Londen

Waxaa 7-dii Bishaan Magaalada Londen Ee Caasimada Dalka UK Lagu Qabtay Kulan Looga Hadlayay Soosaarista Shidaalka Soomaaliya.

Madaxwad Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in Shirkaas uu Mihiimad u leeyahay Kobcinta Khayraadka Dalka.

Qaarkamida Xisbiyada Mucaaradka ayaa Waxa ay sheegeen in ujeedka Shirkaas uu Yahay Xaraashka Shidaalka Soomaaliya.

Shacabka Kunool Magaalad Caddado Ee Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudu ayaa siyaabo Kladuwan uga Hadlay Shirkaasi

Qaarkooda Waxa ay soodhaweeyeen Soosarista Shidaalka Halka Qaarkalana ay sheegeen in Amaanka Dalka Oo Xun Aw-gii aysan Xiligaan Suurtagal ahayn in Loobarero Soosaarista Shidaalka Soomaaliya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe