Saturday, December 6, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Saldhiga Booliska Caddado Oo Dib u Hawl-Bilaabay.

Dhageyso:-Saldhiga Booliska Caddado Oo Dib u Hawl-Bilaabay.

Waxaa Dib Loofuray Saldhiga Booliiska Degmada Cadaado Kaasi oo Shaqooyinkii Kasocday ay is hortaag kusameeyeen Ciidamo Gadadoosan Oo Kacabanayay Musaar la,aan.

Taliye Kuxigeenka Saldhiga Booliska Degmada Cadaado Cumar Macalin Cali Oo lahadlay idaacada Codka Gobollada Dhexe ayaa sheegay in hada ay si toosa u socoto shaqada Shaldhiga Booliska .

Waxa uu Carabka Ku dhuftay in Ciidamada ay Heleen Mushaaraad sida uu Xusay uga yimid Dawlada Dhexe Ee Dalka.

Taliyaha ayaa sidookale sheegay in ay Gacanta Kusoo dhigeen rag falal Amni daro Kagaystay Gudaha Degmada Cadaado.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe