Tuesday, May 12, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Roobab Daadad iyo Dabeylo Wata Oo Kudhuftey Puntland.

Dhageyso:-Roobab Daadad iyo Dabeylo Wata Oo Kudhuftey Puntland.

Wararka Saaka Idaacada Codka Gobollada Dhexe ay Kahelayso Puntland Gaar ahaan Gobolka Bari ayaa Waxa ay Sheegayaan in Roobab Dabaylo iyo Daadad wata ay Ka Da,een Qaybo kamida Gobolkaasi.

Roobabka ayaa Qasaare Xoogan gaystey iyada Oo Dhanka kale ay Wali Roobab Xoogan kada,ayaan Qaybo Kamida Puntland Sida Magaalooyinka Garoowe, Qardho,Boosaaso,Eyl, iyo Kuwo Kale.

Khadro Waabari Ciise Oo Kamida Wariyaasha Kahawlgala Magaalada Qardho ayaa Codka Gobollada Dhexe u Xaqiijisay in Gabi ahaanba Saaka ay Xiranyihiin Goobaha Waxbarashada Magaalada Qardho sidookale Daadadka Roobka ay Hakad Galiyeen isku Socodka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe