Sunday, March 23, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Puntland Oo uu Ka dhaqan galay Bandaw Bilaabanaya 6-makhribnimo

Dhageyso:-Puntland Oo uu Ka dhaqan galay Bandaw Bilaabanaya 6-makhribnimo

Kadib awaamiir Ka soo baxday Madaxda Sarre Ee Maamulka Puntland oo Bandaw loogu soo rogay deegaanada Maamulkaasi laga Bilaabo 6-da makhribnimo ilaa 5-ta aroornimo ayaa waxaa si toos ah u dhaqan galau amarkaasi.

Ciidmaada  amaanka Maamulka Puntland oo Kaduulaya Xaqiijinta in awaamirtaan Lafuliyo ayaa waxa ay gaaf meerayeen xalay goobha ay Bulshadu iskugu imaanjirtay iyo Guud ahaan Wadooyinka waaweyn Ee Magaalooyinka Puntland.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Oo Shir jaraa,id ku qabtay Gudaha Garoowe ayaa waxa uu sheegay in Amarka Bandawga uu sidii loogu talo galay u dhaqan galay loona baahanyahay in dhamaan awaamiirta kasoo baxda madaxda puntland sidooda loo dhaqan galiyo.

Halkaan Kadhageyso Codka Taliyaha.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe