Ra,iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xalay Shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka ayaa Ku dhawaaqay in La kordhiyay Mudo aan Cayinayn Xayiraada Duulimaadyada Caalamiga ah iyo Xirnaanshaha Goobaha Waxbarasho Ee Dalka.
Ra,iisul wasaaraha waxa uu sheegay in Go,aankaan Dawlada ay u qaadatay Sidii looga hortagi lahaa Coronavirus.
Halkaan Hoose Ka dhageyso.