Saturday, July 13, 2024
HomeDhageysiDhageyso:-Melayshiyaad Is Hor Taagay Shir Lagu Dhex Dhexaadinayo Beelo Ku Dagaalamay Galgaduud

Dhageyso:-Melayshiyaad Is Hor Taagay Shir Lagu Dhex Dhexaadinayo Beelo Ku Dagaalamay Galgaduud

Xili Dagaal U Dhexeeya Labo Maleeshaya Beeleed uu 11 Bishaan Deegaanka Hardis Ee Duleedka Galbeed Ka Xiga Degmada Balanbale Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud uu Ka Dhacay.

Ayaa Arintaasi Waxaa Isku Taagay Xal U Helideeda Waxgarad Maamulka Degmada Balanbale Iyo Taliyaasha Ciidamada Nabad-sugid Iyo Miltariga Ee Dowlada Somaliya oo Iyagu Ku Baxay Kala Dhex Galida Beelaha Dirirtu Dhex Martay Islamarkaasna Kala Qaaday Dhinacyadii Halkaasi Ku Diriray

Waxaan Markii U Horeesay Maanta La Iskugu Yimid Gogol Ay Garwadeen Ka Yihiin Taliyaasha Ciidamada Dowlada Ee Milatariga Iyo Nisa.

Waxaasi Gogashaasi Hareeyay Buuq Iyo Sawaxan Ka Dib Markii Malayshiyaad Ay Hor Istaag Ku Sameeyeen In Shirku Furmo Waxaan La Sheegay In Maleeshiyaadkaas oo Hubeesnaa Ay Ka Socdeen Dhinacyada La Dhex Dhexaadinayo Mid Kood Sida uu Idaacada Codka Gobolada Dhexe U sheegay Madaxa Arimaha Bulshada Degmada Blanbale Saalax Cabdule Aadan

Saalax Waxaa uu sheegay In Ay Maleeshiyaadkaani Ku Doodayaan In Ilaalo Ka Noqdaan Sugida Amniga Inta uu shirku Socdo Balse Arintaasi Ay u Xilsaaran Yihiin Ciidamada Dowlada Islamarkaasna Aysan Nabadoonadoodu Raali Kaga Aheen Waxaa Ay Sameenayaan Maleeshiyaadkaasi

Inkastoo uu san Carabaabin Cida Gadaal Ka Riixaysa Hadana Waxaa uu sheegay In Ay Qeeb Katahay Xaaladaha Jahwareerkaa Ee Deegaanka Ka Jira Isgoona Intaasi Raaciyay IN Ashirku uu Siisocon Doono

Ilaa 5 Ruux Ayaa Ku Dhimatay Inta La Xaqiijiyay Tiro Kalana Way Ku Dhaawacantay Dagaal Dhinacyadaan Ku Dhex Maray Deegaanka Hardis 11 Bishan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe