Tuesday, March 18, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Madaxii Qaraxyada Ee balad-Weyn Oo La Toogtay

Dhageyso:- Madaxii Qaraxyada Ee balad-Weyn Oo La Toogtay

Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Baladweyn Ayaa Shaaciyey In Ay Dileen Madaxii Qaraxyda Ee Al-Shabaab U Qaabilsanaa Magaalada Baladweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Ninkaan Ayaa L Toogtay Isaga Oo Miino Ku Aasaya Mid Ka Mid Ah Wadooyinka Ugu Muhiimsan Baladweyn Waxaana Toogtay Ciidamada Xasilinta Oo Xilligaasi Waday Hawl-gal Ay Ku Baadi Goobayeen.

Sidaas Waxaa Saxaafadda U Sheegay Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Siyaasadda Baladweyn Muxumud Cali Maxamuud

 

 

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee muqdisho Cawil Maxamed Ciise Indha-cadde:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe