Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Max’ed Ibraahim barre Oo La Hadlay idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Ka warbixiyey Hawl-gallo Labadii Toddobaad Ee U dambeysay Ciidanka Dawladda Ka Wadeen deegaano Iyo Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Shabeellada hoose.
Guddoomiyaha Waxa Uu Xusay In Guulo Muhim Ah Ay Ciidanka Dawladda Ka Gaareen Hawl-galkaasi Isla-markaana Uu U Dhacay Sidii Loo Baahnaa.
Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Dagaallamayaasha Al-shabaab Kala Wareegeen Dhammaan Deeganada Hoos Taga Degmada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose.
Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Muqdisho Abdi Khader Abdi Rahim Ibrahim:-