Sanad Ka Dib Ciidamada Dowlada Somaliya Ayaa Lagu Wareejiyay Amniga Xaruunta Madaxtooyada Cadaado oo Maamulka Galmudug Ku Yaqeenjiray Wixii Ka Horeeyay Bilowgii Sanadkii 2018 oo Markaa Maamulku Uguuray Magaalada Dhuusamareeb Ee Xaruunta Galmudug.
Mudadaasi Waxaa Madaxtooyada Cadaado Fariisin Ay U Aheed Ciidamo Maleeshiyaad Ah Balse Amar Odayaasha Dhaqanka Degmada Cadaado Iyo Maamulka Degmada Ka Soobaxay Ayaa Ciidamo Nisa Ee Dowlada Somaliya Ay Kula Wareegeen Madaxtooyada Cadaado Sidaa Waxaa Wariyaasha Irida Hore Ee
Madaxtooyad Ugu Sheegay Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xusen Tootoole Duqa Degmada Cadaado.