Xili Maalmihii Lasoodhaafay Gudaha Magaalada Caddado Ee Xarunta Baarlamaanka Maamulka ay Kuxanibnaayeen Kudhawaad 6-Gaari Nuuca Xamaamulka Qaadaa Loogana shakiyay inay Sidaan Hub iyo Saanad Ciidan ayaa Waxaa Markii ugu Horaysay Kahadlay Maamulka Degmada caddado.
Gudoomiyaha Degmada caddado C/llahi C/raxmaan Xuseen Tootoole Oo lasooxariiray Warbaahinta Codka Gobolada Dhexe ayaa Waxa uu ugu Baaqay shacabka Kunool Caddado inay Kafeejignaadaan in Dhbaato ay Kukala Gaarto Gaadiidkaan Oo uu Xusay in loogu Talo galay iska Horkeenka shacabka Walaalaha Ee reercaddado.
Odayaasha Dhaqanka ayuu ugu Baaqay inay u istaagaan Xalinta arintaan Maadaama Sida uu Xusay uusan Jirin Xiligaan Maamul u istaagaya Xalinta Arintaan.