Saturday, June 15, 2024
HomeDhageysiDhageyso:-Maamulka Baladxaawo Amray Dadka Xaduudka Kasoogalaya somaliya in Ay Somaraan Xaafiiska Socdaalka

Dhageyso:-Maamulka Baladxaawo Amray Dadka Xaduudka Kasoogalaya somaliya in Ay Somaraan Xaafiiska Socdaalka

Kidib Hadal uu Kajeedaynayay Munaasabad Lagu Furayay Xafiiska Baasaboorada Somaliya oo Laga Furay Dagmada BaladXaawo Ee Gobolka Gado Ayuu Kasheegay Gudomiyaha Dagmadaasi Maxamuud Xeyd In Fursad Ween Ay Utahay Dadka Ree Baladxaawo Iyo Kuwa Dariska La Ahba In Dagmada Laga Hirgaliyo Xaafiska Socdaalka oo Adeegyadiisu Dhameestiran Yihiin.

Waxaa uu Intaasi Raaciyay In Dadka Xaduudka Kasoo Galaya somaliya Ay Soomaraan Xaafiiskaan Siloo Hubiyay  Hadii Baasabooro Ay Rabaan Kaqaataan Maadaaba Ay Xaduud Kutaalo Dagmada Baladxaawo

Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay  waxaa laga furey Xafiis qaabilsanbixinta Passaborada,kaasoo markii dadka deegaanka iyo degmooyinka kale ee deriska ah Ay Magaalada Muqdisho.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe