Sunday, March 23, 2025
HomeWararDhageyso: M/Degmada Cadaado oo Amaro Kasoo Saaray Dadka Cuntooyinka Bisil kada Xiliyad...

Dhageyso: M/Degmada Cadaado oo Amaro Kasoo Saaray Dadka Cuntooyinka Bisil kada Xiliyad Maalintii ah ee Soonka.

Idayoo maalmo kooban ay naga xigto bisha barakaysan ee rabadaan ayaa maamulka degmada cadaado waxay amaro kasoo saareen dadka masoo mayaash ah ee xiliyad maalintii ah sida qarsoodida ah u furta mehera dahooda ay ku gada yaan cuntada bisil..

Ku doomiye ku xigeenka degmada Cadaado Nuur Yarow xeleyle (Sharba Cade) ayaa sheegay  in maamulka degmada iyo laamaha amaanka ay ka fariisteen arimahaasi laga qaadi doono tilaabooyin sharciga waa faqsan.

Nuur yarrow Xeyle ayaa sidoo kale sheegay in ay ku didaali doonaan Wacyi galin loo sameeyo qeybaha bulshada Culumada u diinka Deegaan kana ay laf dhabar u yihiin arimahaasi.

Ugu danbeyntii Ku doomiye ku xigeenka degmada Cadaado Nuur Yarow xeleyle (Sharba Cade) ayaa sheegay howl galadaasi looga hortago waxyaabaha lidiga ku ah bisha barakaysan ee rabadaan sida koobaha xilida maalintii ah lagu iibsho cuntooyinka bisil ay  bilaabi doonaan maalinta koobaad ee bisha rabadaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe