Wednesday, February 11, 2026
HomeDhageysiDHAGEYSO:-KHUDBADA FURITAANKA BAARLAMAANKAGALMUDUG UU KAJEEDIYAY M/KUXIGEENKA GALMUDUG

DHAGEYSO:-KHUDBADA FURITAANKA BAARLAMAANKAGALMUDUG UU KAJEEDIYAY M/KUXIGEENKA GALMUDUG

Kala Fadhigii Todobaad  Kulankiisii Kowaab Ayaa Maanta Waxaa uu Ka Furmay Magaalada Cadaado Waxaan Sirasmiya U Furay Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Ayaa Waxaa uu Khudbad Kajeediyay Furitaankii Kala Fadhiga Ayaa Sheegay In Cadaado Ay Tahay Halka uu Ku Yasheenayo Baarlamaanka Galmudug.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe