Wednesday, January 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Israsaaseen Khasaara Geysatay oo Galkacyo Ka Dhacday

Dhageyso:-Israsaaseen Khasaara Geysatay oo Galkacyo Ka Dhacday

Ciidmada Amaanka Ee Magaalada Galkacyo Ayaa Maanta Howgalo Ay Kasameeyeen Magaaladaasi Waxaa Ay Gacanta Ku Soodhigeen Rag Iyagu Isku Rasaaseeyay Saaka Gudaha Magaaladaasi Ku Waasi oo Kaganacsa Jiray Qaadka Sababta Israsaaseenta Ayaa Lagu Sheegay Muran Dhinaca Qaadka Ah oo Ka Dhex Dhashay Dhalin Yaradii Waxaan Sida Lasheegay Ku Dhaawacmay Israsaaseentaasi Ilaa 3 Ruux oo Ah Ku Qaadka Kumuran Sanaa.

Saraakiisha Amniga Galkacyo Ayaa sheegay in Ay Wadaan Baaritaan Laxariira Sida Ay Wax U Dhaceen Waa Kan Wariye Cali Gaab Ayaa Kawaramaya

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe