Saturday, April 20, 2024
HomeDhageysiDhageyso:- Hay'adda Wash Emergancy Oo Biyo Dhaamis U Sameysay Qaar ka Mid...

Dhageyso:- Hay’adda Wash Emergancy Oo Biyo Dhaamis U Sameysay Qaar ka Mid Ah Shacabka G/Sanaag

Hay’adda Wash Emergancy Ayaa Maanta Deegaanka Ceel Bu’ Ee gobolka Sanaag Waxa Ay Biyo Dhaamis U Sameysay Ku Dhawaad 700 Oo Qoys Kuwaas Oo Ku Sugan Deegaankaasi Bisha Barakeysan Ee Ramadan Awgeed.

Biyahaan Ayaa Kaliya Waxaa Loogu Tala-galay Dadka Deegaanka maadaama Waqtigaan Xooluhu Ay Heystaan Dhaq Ku Filan Oo Roobkii Gu’ga Uu U Da’ay.

Biyo Dhaamiskaan Ay Hay’adda Wash Emergancy U Sameysay Dadka Deegaanka Ceel-Bu’ Ayaa Waxa Soo Dhaweeyey Oo Ka hadlay Xubno ka Tirsan Golaha Deegaanka Ceel-bu’ Waxa ayna Hay’adda kaga Mahadceliyeen Biyo dhaamiskaan Ay U Sameysay Shacabka Ku Dhaqanm Deegaankaasi.

 

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Axmed C/laahi Ciise Axmed Canshuur Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Gobolka Sanaag:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe