Gudoomiyihii gobolka hiiraan ee xilka laga qaaday Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta dhagax dhigay Qasriga Madaxtooyada Hiiraan state iyo xaruunta maamulka Gobolka Hiiraan.
Xaruumahan ayaa ku bur-buray weerar qaraxyo oo ka dhacay Beledweyne 3-Oct-2022
Gudoomiyihii gobolka hiiraan ee xilka laga qaaday Cali Jeyte Cismaan ayaa ballan qaaday in dhismaha xaruumahan uu deg-deg ku bilaaban doono, ayada oo lagu dhisayo is-xil qaan bulshada, iyo dhaqaalaha qasnadda soo gala.
Hoos ka dhageyso:

